Ku soo dhowoow Knuden – dugsiga dhaqanka ee Kristiansand!
Knuden - Dugsiga dhaqanka ee Kristiansand waa dugsi dhaqan oo loogu tala galay carruurta iyo dhallinyarada. Waxbarashadu waxay dhacdaa marka iskoolka laga soo baxo kaddib, waxaana dadka wax bara macallimiin aqoon u leh waxyaalaha soo socda:
Qiimaha deequhu waa kala duwan yihiin, qalabka muusiggana waa la amaahsan karaa haddii loo baahdo. Boos bilaash ahna waa la codsan karaa.
Warbixin intaan ka badan oo ku saabsan dugsiga dhaqanka oo af-ingiriis ku qoran ayaad ka heli kartaa
Tlf. 38148730
Limayl: post.kulturskolen@kristiansand.kommune.no
Silokaia
Sjølystveien 20
4610 Kristiansand
Wakhtiyada uu xafiisku furan yahay: Maalmaha shaqada, saacadaha 08.00–15.30
Søgne: Tangvall skole- og idrettssenter
Sentrumsveien 20
4640 Søgne
Wakhtiyada uu xafiisku furan yahay: Maalmaha shaqada, saacadaha 09.00 – 15.30
Noden
Songdalsvegen 48, 4645 Nodeland
Wakhtiyada uu xafiisku furan yahay: Talaado – khamiis, saacadaha 09.00 – 15.30